Fast delivery in 30 Minutes

MUSCLE TECH MASS GAINER

$60

Description

MUSCLE TECH MASS GAINER – Sharaxaad Dheer

Mass Gainer-kan Muscle Tech waa xal miisaan kordhin degdeg ah oo ay ku jiraan kalooriyo sare, protein isku dhafan, creatine iyo carbohydrates dheeli tiran. Waxaa diyar u ah dhisidda murqaha, miisaanka & tamarta.

Faa’iidooyinka:

Waxay siisaa kalooriyo badan oo jidhku si dhakhso ah u isticmaalo.

Dhisid murqaha cufan (lean muscle).

Creatine ku jira oo kordhiya strength.

Waxay yareysaa daalka tababarka kadib.

Amino acids badan oo muscle repair ah.

Isticmaalka:
1 full serving maalintii, caano ama biyo ku qas.

Customer Reviews

0 reviews
0
0
0
0
0

There are no reviews yet.

Be the first to review “MUSCLE TECH MASS GAINER”

Your email address will not be published. Required fields are marked *