Fast delivery in 30 Minutes
NITROTECH 2KG
$75
Description
NITROTECH 2KG – Sharaxaad Dheer
NitroTech waa protein caan ah oo loogu talagalay dadka doonaya natiijo muuqda, gaar ahaan bodybuilding-ka. Waxay isku daraa whey protein concentrate, isolate, peptides, iyo creatine si loo dhiso formula awood sare leh oo jidhku si degdeg ah u isticmaalo.
Faa’iidooyinka ay leedahay:
Muruq-dhisid degdeg ah: Amino acids-ku waxay si toos ah u tagaan murqaha
Xoog kordhin sababtoo ah creatine-ka iyo proteins-ka isku dhafan
Recovery sare – wax badan kama dareemi doontid muruq xanuun
Protein tayo sare leh oo ka caawiya qofka inuu dib u buuxiyo jidhka tababarka ka dib
Ka hortag burburka muruqyada (anti-catabolic)
NitroTech 2KG waxaad ku heli kartaa in ka badan bil isticmaal joogto ah, taasoo ka dhigaysa mid ku habboon bulking season, cutting-ka dhamaadkiisa, ama qof kasta oo raba in muruqiisa uusan lumin.
Reviews
Clear filtersThere are no reviews yet.