Description
Microphone-kan casriga ah ayaa loogu talagalay vloggers, TikTokers, YouTubers, iyo dadka sameeya content-ka muuqaalka.
Waxa uu la yimaadaa laba xadhig isku xirna: Lightning iyo USB-C, taas oo ka dhigaysa mid ku shaqayn kara iPhone, iPad, Samsung, Huawei iyo qalab kasta oo Android ah.
Codkiisa waa mid aan buuq lahayn, oo si toos ah u qabta codka qofka si nadiif ah.
Wireless 20m ah, batariga oo muddo dheer soconaya, iyo case-ka lagu dallaco oo fudud.
Qalabkan wuxuu si weyn u fududeeyaa duubista muuqaalada meel kasta oo aad joogto.
