Fast delivery in 30 Minutes

PURE MCREATINE

$27

Description

PURE CREATINE – Sharaxaad Dheer

Pure Creatine waa creatine monohydrate saafi ah oo aan lahayn waxyaabo kale — waa 100% creatine nadiif ah. Tani waxay ka dhigaysaa mid aad u ammaan badan, waxtar leh, oo la isku halleyn karo.

Faa’iidooyinka:

Waxay sare u qaadaa tamarta muruqa markaad samaynayso reps culus

Waxay kordhisaa xoogga qofka bil kasta

Waxay dedejisaa muscle gain-ka gaar ahaan qaybaha core-ka iyo gacmaha

Waxay ka caawisaa jidhka inuu biyo xajiyo gudaha muruqa si uu u muuqdo mid buuran (full & pumped)

Waxay yareysaa daalka degdega ah

Pure creatine waa doorashada ugu fiican qofka raba creatine aan dhadhan iyo wax kale lahayn.

Customer Reviews

0 reviews
0
0
0
0
0

There are no reviews yet.

Be the first to review “PURE MCREATINE”

Your email address will not be published. Required fields are marked *