Description
Qalabka Jikada Oo Dhameystiran waa set casri ah oo ay ku jiraan qalabkii ugu waxtarka badnaa ee jikada looga baahdo maalin kasta. Waxaa ka mid noqon kara qaadooyinka cabbiraadda, spatula, whisk, ladles, tongs, turners iyo kuwo kale oo badan. Qalabkan waxaa laga sameeyay silicone adag ama stainless steel, kuwaas oo u adkaysta kulaylka iyo shaqo culus.
Set-kan dhameystiran wuxuu kaa badbaadinayaa inaad gooni u iibsatid qalab kasta oo kaligiis ah. Qalab kasta oo ku jira wuxuu leeyahay shaqo gaar ah, taas oo fududeysa karinta nooc kasta oo cunto ah—from frying, stirring, mixing, baking ilaa serving.
Gacanaha qalabka waxay leeyihiin naqshad ergonomic ah oo aan gacan ka daalin, waxayna u adkeysan karaan kulayl sare marka la isticmaalo digsiyada kulul.
Qalabkani wuxuu ka dhigayaa jikada mid nadiif ah, isku nidaamsan oo xirfad u eg. Waxaa ku habboon haweenka guryaha, maqaayadaha, ama qof kasta oo jecel karinta xirfadda leh.
Nadiifintiisu waa mid aad u fudud, waxaana badankood laga dhigi karaa dishwasher safe.

Reviews
Clear filtersThere are no reviews yet.