Fast delivery in 30 Minutes

Rain Cloud Humidifier, Water Drops, Mushroom

$12

Description

Humidifier-kan gaar ah wuxuu leeyahay naqshad u eg daruur roob da’aysa oo soo saarta uuro jilicsan ama biyo dhibco u eg oo hoos u daadanaya. Wuxuu u muuqdaa sida décor qurux badan oo loogu talagalay room-ka carruurta ama living room-ka.
Waxay leedahay LED lagu beddeli karo, oo sameeya jawi degan oo romantic ama calming ah.
Awooddiisa humidification-ku waa mid aad u wanaagsan, gaar ahaan qolalka yaryar iyo kuwa dhexe.
Dhibcaha roobka ee soo daadanaya waxay abuuraan muuqaal soo jiidasho leh oo maskaxda dejinaya, gaar ahaan xilliyada hurdo iyo nasasho.
Waxay yareysaa qalaylka maqaarka, sanbabada iyo sanka.
Waxay leedahay auto shut-off marka biyuhu dhammaadaan si ay u ilaaliso qalabka.
Qalabku waa aamusan, wuxuuna ku habboon yahay qolka ilmaha, maadaama uu leeyahay iftiin aan indhaha dhibin.
Waxaa lagu isticmaali karaa aroma oils si loo abuuro jawi carfisa oo nadiif ah.

Customer Reviews

0 reviews
0
0
0
0
0

There are no reviews yet.

Be the first to review “Rain Cloud Humidifier, Water Drops, Mushroom”

Your email address will not be published. Required fields are marked *