Description
Ram PC4 16GB Laptop NEW
16GB RAM waa awood sare oo ku habboon laptop kasta oo shaqo culus qabta.
DDR4 xawaare fiican leh.
Multitasking aad ayuu u kordhiyaa.
Gaming-ka casriga ah si smooth leh ayey u socotaa.
Editing-ka professional-ka wuxuu noqdaa mid degdeg badan.
Browsing-ka tabs badan waa fududaadaa.
Waa ram cusub oo tayo sare leh.
Battery efficiency wanaagsan.
Waxay ka dhigeysaa laptop-ka mid aan hakad lahayn.
Servers-yada yaryar iyo programming-ka wuu ku fiican yahay.
Software culus sida Photoshop & Premiere waa uu degdegtaa.
Ku habboon students & freelancers.
Rakibid fudud.
Memory bandwidth wanaagsan.
