Fast delivery in 30 Minutes

Ring Light L22

$22

Description

Ring Light L22 – Compact LED Light for Selfies & Streaming
Ring Light L22 waa LED light casri ah oo portable ah, kaasoo bixiya iftiin cad, la hagaajin karo, oo ku habboon selfies, vlogging, live streaming, iyo photography. Waxay kaa caawinaysaa inaad hesho muuqaal nadiif ah oo professional ah, xitaa gudaha guriga ama meelaha iftiinka hooseeya.

Design-ka ergonomic iyo lightweight-ka ah wuxuu kuu ogolaanayaa inaad si fudud ugu hagaajiso height-ka iyo angle-ka sida aad u baahan tahay. Waxaa lagu sameeyay walxo tayo sare leh si cimri dheer u lahaado oo sahlan in la qaado meel kasta.

✔ Adjustable Brightness – Perfect Lighting for Photos & Videos
✔ Compact & Portable – Easy to Carry Anywhere
✔ Stable Stand – Flexible Angles
✔ High-Quality LED – Soft & Consistent Light
✔ Ideal for Selfies, Vlogging, Live Streaming & Content Creation

Customer Reviews