Description
COSRX Salicylic Acid Daily Gentle Cleanser 150 ml
Waa cleanser wajiga loogu talagalay inuu nadiifiyo daloollada, ka saaro saliidda xad-dhaafka ah, wasakhda, iyo unugyada dhintay.
Waxyaabaha Muhiimka Ah
Salicylic Acid — furta daloollada, caawisa yareynta blackheads, whiteheads, iyo finan.
Faa’iidooyinka Ugu Muhiimsan
Waxay maqaarka ka dhigtaa nadiif, siman, iyo daloollo furan leh.
Yareynta finan, blackheads/whiteheads, iyo saliidka xad-dhaafka ah.
Si tartiib ah ayay u nadiifisaa maqaarka, ma qallajin.
Ku Habboon
Dadka leh maqaarka saliidka leh, isku-dhafka, ama acne-prone.
Isticmaalka maalin kasta ama sida baahida maqaarka.
Customer Reviews
Rated 0 out of 5
0 reviews
Rated 5 out of 5
0
Rated 4 out of 5
0
Rated 3 out of 5
0
Rated 2 out of 5
0
Rated 1 out of 5
0
Be the first to review “Salicylic Acid Daily Gentle Cleanser – 150ml” Cancel reply

Reviews
Clear filtersThere are no reviews yet.