Fast delivery in 30 Minutes

Saliga YOGA Lagu Sameyo Ee Jimicsiga

$10

Description

Saliga Yoga Lagu Sameeyo Ee Jimicsiga

Yoga mat-kan waa mid jilicsan, dhumuc fiican leh, oo ka hortaga simbiriirixashada. Waxay ilaalisaa jilbaha, gacmaha, iyo dhabarka inta lagu jiro yoga, pilates, stretching ama meditation. Waxaa loogu talagalay dadka doonaya xasilooni inta ay samaynayaan dhaqaaqyada jilicsan. Waxaa sahlan in la dhaqdo, la duubo, lana qaato.

Customer Reviews

0 reviews
0
0
0
0
0

There are no reviews yet.

Be the first to review “Saliga YOGA Lagu Sameyo Ee Jimicsiga”

Your email address will not be published. Required fields are marked *