Description
SSD M2 512GB Hikvision
SSD-ga Hikvision 512GB M.2 waa mid aad u degdeg badan oo si weyn u kordhiya xawaaraha PC-gaaga. Boot-ka Windows-ka wuxuu noqdaa degdeg, software-yaduna waxay ku furmaan ilbiriqsiyo gudahood. Waxaa loo sameeyay performance sare, wuxuuna ku habboon yahay gaming, editing, iyo shaqooyinka culus. M.2 design-kiisu waa mid yar oo si fudud ugu rakiban laptop ama desktop casri ah. Hikvision waxay caan ku tahay storage ka tayo sare leh oo cimri dheer leh. SSD-kan wuxuu leeyahay adkeysi badan oo ka hortaga in xogta khaldanto. Qalabkani waa silent, heat control fiican leh, isla markaana isticmaalkiisa korontadu waa hooseey. 512GB wuxuu ku filan yahay Windows, apps culus, iyo ciyaaro badan. Waa mid ka dhigaya PC-ga mid cusub oo aad u degdeg badan.
