Description
Type-C to USB Cable – Fast Charging & Data Sync
Cable-kan Type-C to USB wuxuu kuu ogolaanayaa inaad si degdeg ah ugu dallacdo qalabkaaga iyo isla markaana ugu gudbiso xogta si xawaare sare leh. Waxay ku habboon tahay smartphones, tablets, laptops, iyo dhammaan devices-ka taageera USB/Type-C.
Waxaa laga sameeyay walxo adkeysi leh, cable-ka waa tangle-free ama braided si cimri dheer u lahaado. Ku habboon safar, xafiis, iyo isticmaal maalin walba.
✔ Type-C to USB – Universal Compatibility
✔ Fast Charging & Efficient Power Delivery
✔ High-Speed Data Transfer
✔ Durable & Tangle-Free Design
✔ Perfect for Home, Office & Travel
