Fast delivery in 30 Minutes

WHEY GOLD STANDARD 2.27KG

$90

Description

Serum-kan waa mid ka mid ah kuwa ugu awoodda badan ee dib-u-dhiska maqaarka, waxaana si gaar ah loogu sameeyay maqaarka dhaawacmay, leh nabarro fin, casaan joogto ah, ama midab aan sinnayn. Formulation-kiisa waxaa hoggaaminaya Snail Mucin 89%, taas oo ka mid ah walxaha ugu caansan ee bogsiinta maqaarka, lana xaqiijiyey inay xoojiso unugyada, yareyso xanuunka, una soo celiso maqaarka degganaanta.

Waxaa ku jira Truecicaâ„¢ 10,000 ppm, oo ah isku-dar gaar ah oo ka kooban Centella Asiatica, Tea Tree, Mugwort iyo Madecassoside, kuwaas oo si qoto dheer u dejiya maqaarka isla markaana ka hortaga finanka iyo casaan ka yimaadda sunta iyo hawada wasakhaysan.

Faa’iidooyinka ugu muhiimsan:

Dib u soo celin muuqata oo maqaarka ah 7–14 maalmood gudahood

Yareynta nabarada iyo raadadka finanka (PIH & PIE)

Dejinta casaan badan, xasaasiyad iyo gubasho

Dhisidda barrier-ka maqaarka si uu u noqdo mid xooggan

Ku habboon xataa maqaarka aadka u jilicsan (zero irritation)

Maqaarka wuxuu noqdaa mid smooth, hydrated, glowing & clarified

Cida loogu talagalay:

Dadka leh nabarro/brown spots

Acne-prone & sensitive skin

Maqaarka dhaawac ka soo gaaray exfoliants, qorraxda, ama wax gubay

Qof kasta oo raba maqaarka inuu dib u cusbooneeyo oo noqdo glass-clear

Sida loo isticmaalo:
2–3 dhibcood mari 2 jeer maalintii (subax & habeen), ka dib toner-ka.

Customer Reviews

0 reviews
0
0
0
0
0

There are no reviews yet.

Be the first to review “WHEY GOLD STANDARD 2.27KG”

Your email address will not be published. Required fields are marked *