Fast delivery in 30 Minutes
WHEY GOLD STANDARD 4.54KG
$145
Description
Serum-kan wuxuu ku dhisan yahay Yuja extract 82%, oo aad ugu caan ah vitamin C dabiici ah oo xoog badan, isla markaana yareeya madoobaadka, daalka maqaarka, iyo midabka aan sinnayn. Waxa kale oo ku jira Niacinamide 5%, taas oo ka hortagta pigment-ka cusub, yareysa pores-ka, oo hagaajisa barrier-ka.
Waxa uu leeyahay glutathione + arbutin + 12 nooc oo vitamins ah, taas oo ka dhigaysa mid ka mid ah serums-ka ugu dhammaystiran ee brightening.
Faa’iidooyinka ugu muhiimsan:
Iftiimin muuqata 2–4 toddobaad
Yareynta madoobaadka adag, sunburn marks & dullness
Ka hortagga melanin-ka cusub
Hagaajinta dhalaalka maqaarka (radiance boost)
Ka shaqeynta simidda texture-ka iyo pores-ka
Dhalaal “glass & fresh look” ah oo aan buurnayn
Ku habboon:
Maqaarka madow ama midabkiisu aan sinnayn
Dark spots badan
Qof raba dhalaal degdeg ah
Maqaarka caajiska ah (dull skin)
Reviews
Clear filtersThere are no reviews yet.