Description
X50 AirPods – True Wireless & High-Quality Sound
X50 AirPods waa earbuds wireless oo bixiya cod nadiif ah, bass xooggan, iyo maqal raaxo leh. Waxay ku habboon yihiin dhagaysiga muusiga, calls, podcasts, iyo gaming, adigoo si wireless ah ula xiriirinaya smartphone-kaaga ama qalab kale oo Bluetooth ah.
Waxaa lagu sameeyay walxo tayo sare leh, design-ka ergonomic-na wuxuu hubiyaa raaxo marka la xirto xitaa haddii aad saacado isticmaasho. Battery-ga waa cimri dheer, si uu u taageero isticmaal joogto ah oo maalinle ah.
✔ True Wireless Earbuds – Clear & High-Quality Sound
✔ Deep Bass & Immersive Audio
✔ Ergonomic & Comfortable Fit
✔ Long-Lasting Battery – Ideal for Daily Use
✔ Durable & Portable – Perfect for Music, Calls, Gaming & Online Classes
