Description
ZKTeco Attendance K40
ZKTeco K40 waa attendance machine caan ah oo loo isticmaalo iskuullo, xafiisyo iyo ganacsiyo. Waxay leedahay fingerprint degdeg ah oo aqoonsi sax ah bixiya. Shaashadda LCD-ga ayaa kuu fududeynaysa inaad si sahlan u maamusho. Waxay kaydin kartaa xog badan oo shaqaale ah. Qalabkan waa mid la isku halayn karo oo qiime macquul ah leh. Waxa uu si fudud ugu xirmaa software-ka xafiiska si loo soo saaro reports. Qalabkani waa adkeysi iyo cimri dheer.
